Suuxi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuxi

dawo-suuxin | dhibiib | diidid | kookeyn | majasuuxi | majasuuxid | majasuuxin | manjasuuxi | manjasuuxid | manjasuuxin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg