Suxul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suxul

curcur | maqaardhac | suxulduub | suxulduub | suxulduubid | xusul | xuubka saynuufiyal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg