Taagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)1. Wax la togay ahaansho. 2. Wax ama qof aan socon ahansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taagan ↴
waabi | haaneed | naanays | naas | rabaqaad | taagnaan | taar | taaro | xaj |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg