Talaggal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talaggelid.

Talaggal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Ku t.: wax qorshaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga talaggal

faalikad | ohon | raadiyografi | sab | yeeg-bishiish | baaqo | baarroho | biishad | birqabad-dhalis | caddaan-bibiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg