Tallaab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tallaab

ka | gaallisee | jaanqaad | jaanqaad | orgee | saandambee | saanqaad | algoordan | bilow | bilow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg