Taran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld tarmid.

Taran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Miro dalag la kariyey badasho. 2. Nafley is dhashay tiradeeda badasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taran

ib | ubuc | daafad | daafad-xagleed | kaadi-taran | laan | oosayt | rabbadh | ugax | ugaxlay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg