Tayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sifo lagu garto dhalanka ama abuurta wax kale leeyihiin oo waxyaale kale kaga duwanyihiin; nooc; jaad.

Tayo

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tayo)

Tan annagu aannu leenahay. ld taayada², taayo, tayada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tayo

aakib | taayada | ciidanxumi | dhaxantir | dhiig-ku-shubid | juuri | magac | muunad | nuxrur | rasmi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg