Tiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm curin. 3. Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiri

yaa | laashin | oontirid | qaaraami | raadgoo | taallatiriyaad | waafaq | abtiri | abtirin | abtiris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg