Toosi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley hurdo ka kicin. 2. Wax qallooc ka bi'in. 3. Cid qalad ka leexin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toosi

aaddi | edbi | raawis | xaglo-istoosiya | abbaar | baraaruji | beeg | duw | footoosintasis | geeltoosiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg