Duw

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-uway, -uday; f.a: du')

1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg) Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Iskud./isud.: wax isku dubbarrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duw

ubaxley | jaad | baabbaca-caleen | yaaquud | daacaqurun | faajafaajo | kaah-qorraxeed | organ | qaad | qaanqaami |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg