Toox
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ballac, baaxada, ballaar. 2. ld tooxid.
Toox
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Dhar ballac u cabbirid. 2. Qaanso boqon ku giijin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toox ↴
bambiiro | dhaxaltooxo | gooyoogunto | jeegaan-birlabdanabeed | karinbillo | madar | nintooxsad | nintooxsasho | nintooxsi | nintooxso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg