Wadajir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax wada socda.

Wadajir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Xisaab laba tiro ama ka badan oo laysku daray waxa ka soo baxa. 2. Naxwo, hal wax ka badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadajir

afarran | amar | amarti | awlee | dabdheer | dhir | ereybixin | ereyfur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg