wareegid
(m.f.dh)eeg wareeg². ld wareeg¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareegid ↴
gaafwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. ld gaafmeer 2. Ku g.: meel ku agwareegid. 2. Cidla wareegid. gaafmeer
gaafwareegid [m.dh]
eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid. gaafwareeg, gaafmeerid
gaallisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
1. Durbaan la garaacayo tallaabo la helid. 2. Cid ku dul wareegid.
qaado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel yiil meel kale geysasho. 2. Wax milkintooda la wareegid. 3. Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
afmeer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid. 2. Wax afmeer u yeelid.
dawar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².
deridhacyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid. 2. Qof dan la'aan u wareegid.
dhaqanwareegid [m.f.dh]
eeg dhaqanwareeg². ld dhaqanwareeg¹.
dhaxalwareegid [m.f.dh]
eeg dhaxalwareeg². ld dhaxalwareeg¹ (2).
hanti [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho. 2. Wax lahaanshihiisa la wareegid.