Waxar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Orgiga yar.


Waxar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Dhasha riyaha tooda yar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxar

qab | abguri | amiir | bakaal | birimbirqo | dhamiijo | dherersimo | haragwaxar | hoosin | kodho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg