Wii
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Codka wiishka.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid; ku digasho, ama naynaas xun ugu yeerid.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid, ku digasho, ama naynaas xun ugu yeeris.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wii ↴
aabbe | eeddo | urun | uugo | yooyootan | abbaaye | abboowe | abti | adeer | agoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg