Xanuuji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid xanuun badid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanuuji

cabaad | cabaadi | caloolxanuun | dameeradhuujo | goonjab | qandhuufo | qandhuufo | xanuujin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg