Xardhan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax xarar loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xardhan ↴
maamuusiyad | baalleybarro | baalquraanle | balac | balambaallis | billaawe | dabaq | dabaq | firin | toorrey |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg