Xarfi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarfi ↴
boolibabtaydh | xarfin | xarfin | xayaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg