Xayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah. 2. Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta. 3. Jifi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayr ↴
naar-afuuf | taawo | dhaqaaji | dhaqaaq | dufan | findoob | ilxayr | jifi | shafshafee | shafshafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg