Xoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, m.l) Ciidan. 3. (-gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.

Xoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

(fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).

Xoog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoog

aaddan | caabuq | gaaci | gaad | taab | daad | jaawi | laandeyr | naafee | naatariyam-haydaroogsaydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg