Xul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.
Xul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xul ↴
xalus | xaluul | xaluulad | xaluulasho | xaluulo | aragtida Darwin | cuban | cubo | cubtan | dayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg