Xun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

1. Wax aan wanaagsanayn ahaansho. 2. Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho. 3. Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xun

ba' | ibagurayo | ibaguryee | xaab | qaabdaran | caadaqaate | daacuf | edbi | edebdaran | edebdarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg