Xurmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Weyneyn; sharaf; tixgelis; muuno. 2. Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xurmo

maamuus | adeer | ciso | dhowow | dhunko | ixtiraam | ixtiraam | milgo | muunad | sharaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg