Yicib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yicib

yicibciye | balag | beeri | ciddillibaax | cirujeed | dibudday | geesoole | gud | jalaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg