October 5, 2026
xug
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.
- 1. Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid. 2. Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid. 3. Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

