October 16, 2026
saawir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- Wax kasta oo la sharaysto.
- S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha: