Site icon Qaamuus

jawaabta

dhafoor
(m.l) (-rro, m.dh)

Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Dhafoor

dhafoor [m.l] (-rro, m.dh)
Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.

dhafoorshiid [m.dh]
Summad geel oo laba barood oo dab ah oo dhaforrada lagu dhigo.

dhakaar [m.l]
1. Madaxa. 2. Dhafoor.

goon [m.l]
1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto. 2. (-ooman, m.l) Dhafoor. 3. (-nyo, m.l) Dhinac.

goonjab [m.l]
Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version