October 6, 2026
kulxidhan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Isbeddellada ku dhaca neef xagga cadaadiska iyo heerkulka, marka aan la kordhin amase aan la dhimin kulka neefta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

