xaasid
(m.dh)Xaas noqosho, yeelasho.
xaasid
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-diin, m.dh)Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.
xaasid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xaas².
xaasid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld xasad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasid ↴
nacab [m.l]
1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.
xaasidad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate] (-do, m.dh)
Haweeney xaasid ah.
xaasidnimo [m.dh]
Xaasid ahaansho.
khabiid [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof aan weji furreyn oo xaasid ah.
nadiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.
naxli [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Xumaan xaasidnimo ku jirto. 2. ld laxni. 3. Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg