yuuc
(m.l) (-cac, m.l)Yaaw laba loo dhigay middood.
yuuc
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)ld yuub².
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuuc ↴
yuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².
yuubid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
yuuc². ld yuucid.
yuubnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuban. ld yuubnaan-sho, yuucnaan, yuucnaansho.
yuucan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld yuuban.
yuucid [m.dh]
ld yuubid.
yuucnaan [m.dh]
ld yuubnaan.
yuucnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yuubnaan.
shuyuuciyaad [m.dh]
ld shuuciyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg