Qaamuus.net

Qaybaha Ereyada

Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.

Ereyga Maalinta

Eeg kaydka
October 6, 2026

kulxidhan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Isbeddellada ku dhaca neef xagga cadaadiska iyo heerkulka, marka aan la kordhin amase aan la dhimin kulka neefta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Xarfaha Af-Soomaaliga