Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
dawaarle  Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.
dawaaro  Lo'yaryar, gaagaaban oo aan caano badnayn.
dawaarwale  ld dawaarle.
dawac  Dawacada keeda lab.
dawacamadow  ld dacawamadow.
dawaco  1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).
dawakh1  ld dawakhid. dawakh2  Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid. dawakhaad  Madax wareer wax la kala garan waayo.
dawakhi  Qof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.
dawakhid  eeg dawakh². ld dawakh¹, dawikhid.
dawakhin  eeg dawakhi. ld dawikhin.
dawakhsan  Qof madax wareer hayo ahaansho.
dawakhsanaan  eeg dawakhsan. ld dawakhsanaansho.
dawakhsanaansho  ld dawakhsanaan.
dawan  1. Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro. 2. Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
dawar1  ld dawarid. dawar2  1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer². dawari  Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
dawarid  eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.
dawarin  eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.
dawarsad  ld dawarsasho.
dawarsasho  eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
dawarsi  ld dawarsasho.
dawarso  Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
dawax  Ku d.: cid ku maadeysasho.
dawaxaar  Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
dawdabi  1. Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid. 2. Hal si dhaqso leh u lisid.
dawdabin  eeg dawdabi.
dawdar1  ld dowddar¹; dawdarid.
page : 60 of 218
<< < 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 > >>

 

Exit mobile version