asaaysaar1 Afo ninkeedii dhintay oo asaay loo saaro. asaaysaar2 Afo ninkeedu dhintay asaay u saarid. asaaysaarid eeg asaaysaar².
asaddah1 1. Wax kala-garanwaa uu kibir keeno. 2. ld asaddihid. asaddah2 Kibir awgii wax la kala-garanwaayid. asaddihi Cid asaddah ku ridid.
asaddihid eeg asaddah². ld asaddah¹ (2).
asaddihin eeg asaddihi.
asal1 1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali. asal2 Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo. asal3 Wax midab u yeelid. asali Wax, wixii hore ka jooga oo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1).
asalmadoorshe (xis.) Kutirsane urur oo marka lagu xiro ku tirsane kale ee kasta ee ku jira ururka aan isbeddelin. Asalmadoorshaha waxa uu ku xiranyahay kutirsaneyaasha ururka iyo xisaabfalka la adeegsado. Tusaale ahaan, eber waa asalmadoorshaha isugeynta: 0+3=3+0. Hal waa asalmadoorshaha iskudhufashada: 1x3=3x1.
asaraar1 1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid. asaraar2 Muran runta lagu diidayo samayn. asaraarid eeg asaraar². ld asaraar¹.
asaraartamid eeg asaraartan². ld asaraartan¹ (2).
asaraartan1 1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid. asaraartan2 La a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid. asaruur1 ld asaruurid. asaruur2 Ceel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid. asaruuran1 Ceel, god iwm wax la xabaalmid. asaruuran2 Ceel, god iwm wax la xabaalay ahaansho. asaruurid eeg asaruur². ld asaruur¹.
asaruurmid eeg asaruuran¹.
asaruurnaan eeg asaruuran². ld asaruurnaansho.
asaruurnaansho ld asaruurnaan.
asaw (baay.) Dhammaan dhaqdhaqaaqyada muuqan kara ee ay sameeyaan xayawaanku iyaga oo u jawaabayo degaankooda gudaha iyo dibadda.
asay ld asaay.
asbaab eeg sabab¹.
page : 63 of 75
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>