godan-weyn (juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo may.
godane Xeero wey.
godasho eeg godo.
goddawoco God dawadu gasho; booraandawoc.
godgal1 Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoyd. godgal2 1. Qof dhintay, qabri u hoyasho. 2. U g.: wax sababtiisa awgeed u dhim. godgelid eeg godgal.
godgoddo Nooc libaax badeedka ka mid a.
godid eeg god.
godimmo ld godi.
godin 1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.
godkucarar G. ah: dhurwaa iwm oo habeennimo ugaarsi ku daahay oo waagii ku baryey oo baryey oo godkiisii tiigaaya. ld godkuroo.
godkunoole Kunoole god ama dhagax hoosti.
godkuroor ld godkucara.
godlad ld godlash.
godlan Wax godladay ahaansh.
godlanaan eeg godlan. ld godlanaansh.
godlanaansho ld godlanaa.
godlasho eeg godlo. ld godla.
godli ld godol.
godlid eeg godol². ld godlin, godol.
godlin ld godli.
godlo Neef irmaan godol keeni.
godnaan eeg godan. ld godnaansh.
godnaansho ld godnaa.
godo1 1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur a. godo2 1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qalloocsamid. Tus. “Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay. godob1 Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq. godob2 Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa. godobreed ld godobti.
page : 70 of 102
<< < 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 > >>