fuunto Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.
fuuntoobid eeg fuuntow. ld fuundoobid.
fuuntow Ukun fuunto noqosho. ld fuundow.
fuuq1 Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir. fuuq2 1. Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq. 2. In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq². fuuq3 Hoore si tartiib ah uga dhergid. fuuqbax (daaw.) Biyaha oo ka yaraada soohyada jirka, waxayna ka iman kartaa: qaadasho la'aan biyo jirka ku filan. Biyo badan oo ka baxa jirka (dhidid, matag, shuban). Astaamo: harraad badan, itaal darro iyo lallabo.
fuuqdhabiil Qof aad u dhabiil badan oo aan oggolayn in ay waxyar dhaafaan.
fuuqdhabiilnimo Fuuqdhabiil ahaansho.
fuuqid eeg fuuq³.
fuuqsad ld fuuqsasho.
fuuqsasho eeg fuuqso. ld fuuqsad, fuuqsi.
fuuqsi ld fuuqsasho.
fuuqso Wax hiinsasho.
fuur1 1. Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey. 2. Wax dhulka ka soo fooca. 3. F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay. fuur2 1. Dibirid. 2. Dhulka ka soo foocid. 3. Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid. fuuraa Dhicis xoolaad oo isagoo bakhti ah dhashay.
fuurid eeg fuur².
fuursan Wax fuurey ahaansho.
fuursanaan eeg fuursan. ld fuursanaansho.
fuuryeel Ka f.: wax la qaybsanayo qof qaybta uu ku leeyahay siin inta aan la qaybin.
fuuryeelid eeg fuuryeel.
fuushan Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho.
fuushanaan eeg fuushan. ld fuushanaansho.
fuushanaansho ld fushanaan.
fuushii ld fuuli.
fuushiin ld fuulin¹.
fuusto Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto.
fuwo 1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.
fuxshi Fal xun oo aan diinta iyo dhaqankuba oggolayn.
page : 73 of 73
<< < 68 69 70 71 72 73