Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mardaaddi
bakade Nooc jaadadka cawska ka mid ah.
bakayle Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
bake Qare aan weli bislaan; bicir.
bakeeri Weel dhalo ka samaysan oo sida badan shaah lagu cabbo oo aan dhego lahayn. ld bekeeri.
bakhaar Maqaasiin.
bakhaarhaye Qof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.
bakhayl (1) Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.
bakhayl (2) ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².
bakhaylad Naag hantida wax aad u yar ka bixisa.
bakhaylid eeg bakhayl². ld bakhiilid.
bakhaylnimo Bakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.
bakhiil (1) ld bakhayl¹.
bakhiil (2) ld bakhayl².
bakhiilid ld bakhaylid.
bakhiilnimo ld bakhaylnimo.
bakhti (1) ld baqti¹.
bakhti (2) ld baqti².
bakhti-afuuf (1) ld baqti-afuuf¹.
bakhti-afuuf (2) ld baqti-afuuf².
bakhti-afuufid ld baqti-afuufid.
bakhti-ku-baxe (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
bakhtifuul ld baqtifuul.
bakhtiggowrac (1) ld baqtiggowrac¹.
bakhtiggowrac (2) ld baqtiggowrac².
bakhtiggowracid ld baqtiggowracid.
bakhtii ld baqtii.
bakhtiiji ld baqtii.
bakhtiijin ld baqtiin.
bakhtiijis ld baqtiin.
bakhtiin ld baqtiin.
<< < 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 > >>

 

Exit mobile version