maciinlaawe ld miciinlaawe.
maciinsad ld miciinsasho.
maciinsasho ld miciinsasho.
maciinsi ld miciinsasho.
maciinso ld miciinso.
maciishad ld macayshad.
maciisho ld macayshad.
maclaqad ld macalgad.
macmacaan Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
macmiil ld macbil.
macmil Shay aan kii dhabta ahaa ahayn oo si ku meel gaar ah loo adeegsado. ld macbil.
macnagarasho eeg macnagaro. ld micnagarasho.
macnagaro Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro.
macnayn eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays.
macnays ld macnayn.
macne 1. Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa. 2. Qeexidda wax la sharxay la siiyo. 3. Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
macnee 1. Ulajeeddada erey ama hadal sheegid. 2. Wax sharaxooda sheegid. 3. Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).
macno ld macne.
macooyo Abooto, ayeeyo. ld mocooyo.
macow ld macaanow.
macquul M. ah: wax suurta gal ah.
macriifad Aqoon dheeraad ah oo wax loo leeyahay. ld macriifo.
macriifo 1. ld macriifad. 2. ld macruuf (3).
macruuf 1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
macsarad Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
macsaro 1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.
macshar Meel dad badan ay isugu soo ururaan.
macsi (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
macsiley (dii.) Haweeney macsida badsata.
macsilow (dii.) Nin macsida badsada.
page : 997 of 1584
<< < 992 993 994 995 996 997 998 999 1000 1001 1002 > >>