Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dufni
malayso Wax filasho.
malbo Weel biyood dhoobo ka sameysan; ashuun.
malcabad ld malcamad.
malcamad (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad.
malcaqad ld macalgad.
malcuun 1. M. ah: qof xun. 2. Nacaladi ku dhacday.
malcuunnimo Malcuun ahaansho.
maldah Hadal sarbeebid.
maldahan Wax la maldahay ahaansho (hadal).
Maldahay eeg Maldahan.
maldahnaan eeg maldahan. ld maldahnaansho.
maldahnaansho 1. eeg maldahnow. 2. ld maldahnaan.
maldahnow Wax la maldahay noqosho (hadal).
maldheer ld mandheer.
maldihid eeg maldah.
male 1. Wax aan la hubin. 2. (fk) Mindhaa. 3. ld malo.
malee 1. (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid. 2. (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
maleeg 1. Wax soohid. 2. Cid shirqool u dhigid.
maleegan (1) Wax la maleegay noqosho.
maleegan (2) Wax la maleegay ahaansho.
maleegid eeg maleeg.
maleegmid eeg maleegan¹.
maleegnaan eeg maleeg². ld maleegnaansho.
maleegnaansho ld maleegnaan.
maleeqo ld malliiqo.
malgacad ld macalgad.
malgid eeg malag². ld melgid.
malid eeg mal².
maliid ld mariid.
maliiddo Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
<< < 1013 1014 1015 1016 1017 1018 1019 1020 1021 1022 1023 > >>

 

Exit mobile version