margeeleys ld margeeleyn.
margi ld merji.
margin ld merjin.
margis ld merjin.
margo1 Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹. margo2 Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo². mari1 Lax saddex jeer ama ka badan dhashay. mari2 1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin. marid eeg mar³. ld mar¹ (4), maris².
mariid 1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
mariikh (c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.
mariil1 ld maliil1. ld maliilid. mariil2 ld maliil². mariili ld maliili.
mariilid ld maliilid.
mariilin ld maliilin.
mariishan ld maliishan.
mariishanaan ld maliishanaan.
mariishanaansho ld maliishanaan.
marimba Ciyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.
marin1 1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci. marin2 eeg mari². ld maris¹ (3). marin-cidhiidhi (juqr.) Luuq badeed isku xidha laba badood oo waaweyn, waxa laga yaabaa inuu sameeyey dillaac-qoori gudbani, ama bad daafaha mareysey oo hoos u degtey ama carro guur.
marin-ganacsi (juqr.) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro.
maris1 1. Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo. 2. Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3. ld marin². maris2 ld marid. marjaan ld murjaan².
marjac Buug cilmi badan ku qoranyahay oo wixii loo baahdo laga helo.
marji ld merji.
marjiid1 1. ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan. 2. ld marjiidid. ld maljiid¹.
page : 1033 of 1584
<< < 1028 1029 1030 1031 1032 1033 1034 1035 1036 1037 1038 > >>