Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
mųr  Xubinta taranka ee haweenka.
mur1  Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh. mur2  Wadiiqo yar. mur3  Ka m.: orod cid kaga dheereyn. muraad1  1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab. muraad2  U m.: cid ama meel dan ka yeelasho. muraaddee  Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
muraaddeyn  eeg muraaddee. ld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.
muraaddo  ld muraaddeyn.
muraadi  1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.
muraadid  eeg muraad².
muraadin  eeg muraadi.
muraadsad  ld muraadsasho.
muraadsasho  eeg muraadso. ld muraadsad, muraadsi.
muraadsi  ld muraadsasho.
muraadso  Soo m.: muraad qunsasho; danaysasho.
muraajaco  Ku noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar kale lagu noqdo.
muraaqo  (dii.) Jidbo; burur.
muraaqoo  1. (dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho. 2. U m.: ciyaar u bururid.
muraaqood  eeg muraaqoo.
muraaradillaac1  Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹. muraaradillaac2  Si aad ah u nixid. ld marooradillaac². muraaradillaaci  Cid si aad ah uga nixin. ld marooradillaaci.
muraaradillaacid  eeg muraaradillaac². ld marooradillaacid.
muraaradillaacin  eeg muraaradillaaci. ld marooradillaacin.
muraayad  1. Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye. 2. (m.w) (-do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.
muraayo  ld muraayad.
murabbi  ld marabbi.
muran1  Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah. muran2  La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
page : 1100 of 1584
<< < 1095 1096 1097 1098 1099 1100 1101 1102 1103 1104 1105 > >>

 

Exit mobile version