Mųr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xubinta taranka ee haweenka.

Mur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.

Mur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wadiiqo yar.

Mur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ka m.: orod cid kaga dheereyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mųr

xaajaggal | jaalle | jaantus Argrand | maahmaah | ooddin | tacsi | ulaysi-dagiiran | addinmaal | afar-madaxle | akeekan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg