Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: tabatabbo
dharasoobid  eeg dharasow². ld dharasow¹.
dharasow1  Jilcidda qof jirkiisu jilco da'awgeed. ld dharasoobid. dharasow2  Qof da'awgeed, wax jirkiisu jilcay noqosho. dharayn  eeg dharee.
dharbaax1  ld dharbaaxo. dharbaax2  Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee. dharbaaxayn  ld dharbaaxid.
dharbaaxaysan  Qof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
dharbaaxaysnaan  eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan.
dharbaaxaysnaansho  ld dharbaaxaysnaan.
dharbaaxee  ld dharbaax².
dharbaaxid  eeg dharbaax². ld dharbaaxayn, dhirbaaxayn, dhirbaaxid.
dharbaaxo  Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
dharbeel  Qof arradid.
dharbeelid  eeg dharbeel.
dharbi  1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.
dharbin  1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.
dharbis  ld dharbin.
dharcad  Qayb booliska ka mid ah oo u qaybsan dambi baarista oo labbis caadi ah qaata.
dhardhaar1  1. Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood. 2. Dhagax weyn oo la qaadi karo. 3. ld dhardhaarid. ld dhadhaar¹. dhardhaar2  Naxash. dhardhaar3  (xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay. dhardhaar4  Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar². dhardhaarad  ld dhardhaarasho.
dhardhaaran  Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
dhardhaarasho  eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa- rad.
dhardhaarid  eeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.
dhardhaarnaan  eeg dhardhaaran. ld dhadhaarnaan, dhadhaarnaansho, dhardhaarnaansho.
dhardhaarnaansho  ld dhardhaar- naan.
dhardhaaro  Weel wax lagu karinayo dhardhaar u samaysasho. ld dhadharo.
page : 111 of 218
<< < 106 107 108 109 110 111 112 113 114 115 116 > >>

 

Exit mobile version