dhasiiq Bakhayl.
dhataq Cod lagu muujiyo wax, wax aad cumur u ah, ku dhacaya.
dhaw1 ld dhaaw¹. dhaw2 (dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaaw². dhawaaji Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
dhawaajin eeg dhawaaji.
dhawaan ld dhowaan (2).
dhawaandhalad ld dhowaandhalad.
dhawaansho ld dhowaan (1).
dhawaansooggal ld dhowaansooggal.
dhawaaq1 1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada. 2. ld dhawaaqid. dhawaaq2 (nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey. dhawaaq3 1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid. dhawaaqid eeg dhawaaq³. ld dhawaaq¹ (2).
dhawaati1 Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto. dhawaati2 Geel badan oo isdaba jooga raad samayn. dhawaatiyid eeg dhawaati².
dhawan ld dhaawan.
dhawanaan ld dhaawanaan.
dhawanaansho ld dhaawanaan.
dhawasho ld dhaawasho.
dhawdhaw Gargaraacidda; dubbaynta.
dhawdhawle Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
dhawdhawley ld dhawdhawle.
dhawee ld dhowee.
dhaweyn ld dhoweyn.
dhaweysad ld dhoweysasho.
dhaweysasho ld dhoweysasho.
dhaweysi ld dhoweysasho.
dhaweyso ld dhoweyso.
page : 114 of 218
<< < 109 110 111 112 113 114 115 116 117 118 119 > >>