Dhawaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada. 2. ld dhawaaqid.

Dhawaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.

Dhawaaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawaaq

naa | naadi | yabaq | daac | daaco | jaamuus | laaxin | yeer | akhri | baarran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg