qooqaarid1 ld qarqoorid. qooqaarid2 eeg qooqaar². ld qoo qaar¹. qooqaaro 1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.
qooqaarsasho eeg qooqaarso.
qooqaarso Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.
qooqan 1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
qooqid eeg qooq².
qooqnaan eeg qooqan. ld qooqnaansho.
qooqnaansho ld qooqnaan.
qoor1 1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn. qoor2 1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay. qooraansad ld qooraansasho.
qooraansasho eeg qooraanso. ld qooraansad, qooraansi.
qooraansi ld qooraansasho.
qooraanso Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.
qooraar1 Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo. qooraar2 Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso. qooraarid eeg qooraar². ld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.
qooraarsad ld qooraarid.
qooraarsasho eeg qooraarso. ld qooraarid.
qooraarsi ld qooraarid.
qooraarso ld qoraar².
qoorad ld qoorasho.
qooradheere Shumbul.
qooraggoo 1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.
qooraggooyo 1. Senge (faras). 2. ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
qooraggoy ld qooraggooyo (2).
qooraggoyn eeg qooraggoo. ld qooraggoys.
qooraggoys ld qooraggoyn.
qoorasho eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
page : 1222 of 1584
<< < 1217 1218 1219 1220 1221 1222 1223 1224 1225 1226 1227 > >>