Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
suuqnaansho  ld suuqnaan.
suuqyo  Warmo.
suur  Badar biyo qashin kaga saarid.
suur1  Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo. suur2  1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo. 3. (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira. suur3  Seexasho weyn, saq gelid; gam'id. suuraaf1  1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn. suuraaf2  1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla-wareegto. 2. S. ah: neef ugub ah oo lumid badan. suurad  1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
suuradi  Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.
suuradin  eeg suuradi.
suuraggal1  1. Fursad; awood. 2. S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal¹. suuraggal2  Wax rumoobi kara noqosho. ld suurtaggal². suuraggeli  Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.
suuraggelid  eeg suuraggal². ld suur-taggelid.
suuraggelin  eeg suuraggeli. ld suur-taggelin.
suurasho  eeg suuro².
suurayn  eeg suuree.
suuree  Wax qaabkiisa qiyaasid.
suuri1  Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo. suuri2  Nafley muddo dheer hurdisiin. suurid  eeg suur³.
suurid1  eeg suur. suurin  eeg suuri².
suuris-jiilaal  1. (bot.) Habaynta qaybaha ruqurka ubaxa, gaar ahaan laacayaasha iyo malaacayaasha. 2. (c.nafl.) Xaalad firfir-cooni la'an ah oo ay xayawaanka qaarkii gelaan xilliyada abaartu dheeraato iyo kulaylka. Waxa kale oo hoos u dhaca quudashada, neefsiga iyo dhaqdhaqaaqaya-da kale ee jidhka.
suuro1  Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan. suuro2  Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho. suuroo  Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
suuroobid  eeg suurow². ld suurtoobid.
suurood  eeg suroo.
page : 1398 of 1584
<< < 1393 1394 1395 1396 1397 1398 1399 1400 1401 1402 1403 > >>

 

Exit mobile version