Suurad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.

suuradayn*

Muuqaal ama fikrad laga aaminsanyahay qof ama shay gaar ah. English: Stereotype


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suurad

bisin | sawir | suuradi | suuradin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg