Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
dinqi  ld danaq.
dinqin  ld danqid.
diq1  1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen. diq2  1. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid. diqaysan  Wax dhadhankoodii iyo urtoodii doorsantay ahaansho (biyo).
diqaysnaan  eeg diqaysan. ld diqaysnaansho.
diqaysnaansho  ld diqaysnaan.
diqdiq1  ld diqdiqo¹. diqdiq2  Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer. diqdiqasho  eeg diqdiqo².
diqdiqayn  eeg diqdiqee.
diqdiqee  1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.
diqdiqo1  1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹. diqdiqo2  Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho. diqid  eeg diq².
diqo  1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Meel dhiriq iyo wasakh badan.
diqoo  Ka d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.
diqoobid  eeg diqow.
diqood  eeg diqoo.
diqow1  Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca. diqow2  Diq noqosho (biyo). diqsi  ld duqsi, tixsi.
dir1  Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur. dir2  (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, taasi oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku eg. Dirarka isu eg waxa loo kooxeeyaa faylan ahaan. dir3  (nax.) Waxaa lagu magacaabaa koox ereyo ah oo wadaaga hal ama dhawr dabeecadood, sida magacyada. dir4  1. Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin. 2. Ku d.: qof, qof kale xumaan uga dheegid si uu ula colloobo. diraac  1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.
diraacasho  ld diraacsasho.
diraacgood  Bisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.
diraaco  ld diraacso.
page : 183 of 218
<< < 178 179 180 181 182 183 184 185 186 187 188 > >>

 

Exit mobile version