duud-garaac2 ld dhabar-garaac². duud-garaacasho ld dhabar-garaacasho.
duud-garaacid ld dhabar-garaacid.
duud-garaaco ld dhabar-garaaco.
duud-oogeed (jool.) Oogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu samaysmaa marka magma soo herdiyo laba lakab oo dhadhaab lakabeed dhexdood oo halkaa ku qaboobo kuna adkaado; qaradiidu waxay gaadhi kartaa xoogaa sentimitirro ah ama dhowr boqol mitir, laakiin ufuqiisu inta badan wuu ka weynyahay marka la barbardhigo qaradiisa.
duuddo ld duud².
duudduub1 ld duudduubid. duudduub2 1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub². duudduuban1 Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹. duudduuban2 Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban². duudduubid eeg duudduub². ld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.
duudduubmid eeg duudduuban¹. ld duubduubmid.
duudduubnaan eeg duudduuban². ld duubduubnaan, duubduubnaansho, duudduubnaansho.
duudduubnaansho ld duudduubnaan.
duudduur1 1. Qarinta wax la qariyo. 2. Si kooban oo hadal loo sheego. 3. Laalaabanka maro iwm yeeshaan. duudduur2 1. Maro iwm laalaab u yeelid. 2. Wax runtooda qarin. 3. Hadal si kooban u sheegid. duudgal ld duudgelid.
duudgaloobid eeg duudgalow². ld duudgalow¹, duurgalow¹, duurgaloobid.
duudgalow1 ld duurgaloobid. duudgalow2 Badow noqosho (qof). ld duurgalow². duudgelid Duudgaloobidda. ld duudgal.
duudi 1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.
duudin eeg duudi. ld duudis.
duudis ld duudin.
duudlo'aad Geedka gallayda ama meseggadu inta uusan alamada yeelan.
duudsad ld duudsasho.
duudsasho eeg duudso. ld duudsad, duudsi.
duudseef Rati aan kurus lahayn.
duudsi1 Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo. duudsi2 ld duudsasho.
page : 214 of 218
<< < 209 210 211 212 213 214 215 216 217 218 >