Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dacarbax
dangaraarood eeg dangaraaroo.
dangee Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
dangeyn eeg dangee. ld dangeys.
dangeys ld dangeyn.
dangeysan Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
dangeysnaan eeg dangeysan. ld dangeysnaansho.
dangeysnaansho ld dangeysnaan.
dangiig (1) 1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.
dangiig (2) Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².
dangiigid eeg dangiig². ld dangiig¹ (2), dingiig¹, dingiigid.
dangiigsad ld dangiigsasho.
dangiigsasho eeg dangiigso. ld dangiigsad, dangiigsi, dingiigsad, dingiigsasho.
dangiigsi ld dangiigsasho.
dangiigso Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.
dango Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.
dangoobid eeg dangow.
dangow Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey noqosho.
dani (1) Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
dani (2) Geed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
danjir ld danjire.
danjire Nin wakiil ka ah dawlad kale; safiir.
danla'aan Seegseeg iyo shaqo la'aan.
danla'aansho ld danla'aan.
dannaago ld dinnaago.
dannaanni (1) ld danaani¹.
dannaanni (2) ld danaani².
dannaanniyid ld danaanyid.
dannabayn eeg dannabee.
dannabe Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
dannabee Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
<< < 319 320 321 322 323 324 325 326 327 328 329 > >>

 

Exit mobile version